DEGDEG Dhageyso: Maamulka Galmudug oo Digniin udiray Diyaaradaha Qaadka.

0
500

Wararka naga soo gaaraya Deegaanada Maamulka Galmudug ayaa sheegay in Maamulka Galmudug  Awaamir culus dul dhigay diyaaradaha qaadka geeya deegaanada Maamulkaasi

Dhanka kale Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka ee Galmudug C/laahi Xasan ayaa sheegay in deegaanada Maamulkaasi laga bilaabo 10 bishan aysan ka soo dagi karin diyaarad aan ka diiwan gashneyn hay’adaha Maamulkaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here