Siyaasigu sadaal wanagsan hamuujiyo .

0
22

Siyaasi Diplomacy BIle Tahliil Cilmi BIle labis ayaa bartiisa Facebook waxa uu ku qoray qorma kooban oo uu kula hadlayo siyaasiyiinta mucaaradka oo uu leeyahay Dalku waanaga dhaxeya ee aan wada dhawrno  qormada ayaa u qorneed sidan .

Siyaasigu sadaal wanagsan hamuujiyo .
in siyaasigu wax dhaliilo aragti kalana soo jediyo waxa ay ka mid tahay sharuudaha siyaasada lkn waxa haboon in marka dhaliisha laga tago aysan marwalbe rajo xumo Dalka u hibeen .
in Dalka uu hagaado waa masuuliyad saran qof kaste oo mawadin ah wayo waa hanti naga wada dhaxeysa ( Coolective Assed) hoganka waa la dhaliili karaa laakin aragtidena fog aan Dalkeena u hibeyno barwaaqo iyo baraare .
” Dalku wa dumayaa dadkuna gaajo ayey u dhianyaan mustaqbalka siyaasigii la yimada warbahinta taasi maaha aragti furan waa fariin gumeysi oo masuuliyinta Dalka ku waajib yeelaysa in ay tilaabo mudan uga falceliyan .
anigu weerar kuma aha aragtidaydu siyaasiyinta wax dahliilsan lkn waxa haboon in bulshada loo mujiyo niyad wanag wixii qalad ah waaa ku raacsanahya in ay tooshka ku shidan .

Bile labis

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here