SAWIRO:-Wafdi Hordhac u ah Socdaalka Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Dhuusamareeb iyo Guriceel

Magaallooyinka Dhuusamareeb iyo Guriceel waxaa gaaray wafdi dowladda federaalka ka socda oo hordhac ah socdaalka madaxweyne Farmaajo ku imaan doono Magaallooyinka Dowlad goboleedka Galmudug.

Wafdiga waxaa horkacaya siyaasiga cali yare cali waxaana si diiran usoo dhaweeyay dadweyne badan oo ruxaya calanka jamhuuriyadda federaalka iyo kan dowlad goboleedka galmudug.

Wafdiga uu hogaaminaayo cali yare waxa ay sii agaasimi doonan soo dhaweynta madaxweyne Farmaajo ee Magaalloyinka Galmudug ku imaan doono maalmaha foodda nagu soo hayo,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here