Dhageyso: Salaad Cali Jeele oo ka jeediyay Khudbad ay uriyaaqeen Bulshada Magaalada

0
618

Salaad Cali JeelleĀ  oo kamid ah siyaasiyiinta Dalka somaliya isla markana safarka madaxweyne Farmaajo ee Qardho ayaa halkaasi khudbad ka jeediyaan.

Sidoo kale Salaad cali JeeleĀ  ayaa ugu horeyn salaan u jeediyay bulshada Qardho waxaana intaasi kadib uu u gudbay khudbadiisa qosolka badneyd.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here