Golaha Midnimada Maamul Goboleedyada oo ka biya diidanGo’aan kasoo baxay Maxkamadda Sare  ee Qaranka.

0
476

Golaha Midnimada  Maamul Goboleedyada ayaa ka hor yimid Go’aan ay Maxkamadda sare ee dalka dib ugu dhigtay doorashada kuraasta ka banaan Golaha Shacabka Soomaaliya oo dacwad ka taagan tahay.

dhanaka kale Qoraal ay soo saareen Golaha iskaashiga Dowlad Goboleedyada oo aanay cidka ku saxiixneyn ayaa lagu sheegayin doorashada kuraasta ka bannaan Golaha shacabka la siyaasadeeyay, waxayna Guddiga doorashada madaxabanaan ugu baaqay in doorashadaas ay qabtaan.

Warkaan Sidoo kale sheegaya in war-saxaafadeedkan uu ka danbeeyay madaweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabi Waare oo doonaya in kursigii uu banneeyay Taliyihii hore ee NISA Cabdullahi Maxamed Cali Sambaloolshe, mar kale loo doorto kursigaasi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here