Safarkii Madaxweyne Farmaajo uu ku tagi lahaa Gaalkacyo & Cadaado oo baaqday (Xagee ayuu tagi doonaa

0
37

Madaxweynaa DFS Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa la filayaa inuu socdaal ku tago deegaano katirsan maamul goboleedka Galmudu State.

Wararka ayaa sheegaya in madaxweynaha uu doonayay inuu booqdo dhowr magaalo oo maamulkaas ah laakiin haatan uu kaliya tagi doono meelo kooban.

madaxweyne Farmaajo uu tagi doonin magaalooyinka Gaalkacyo iyo  magaalada Cadaado, sidaas darteed uu tagi doono maaalada Dhuuso-mareeb, waxaa sidoo kale uu booqan karaa  maalada Guriceel.

Madaxweynaha ayaa markii hore doonayay inuu tago magaalooyinka Cadaado, Gaalkacyo, Guriceel iyo Dhuuso-mareeb laakiin safarkaas waa uu ka baaqday intiisa badan.

Arintan ayaa kusoo aadeysa xili ay jiraan warar sheeaya in la siyaasadeeyay safarka madaxweynaha uu ku tagi lahaa deegaanadaas.

Mudane Farmaajo ayaa haatan ku sugan magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, waxaana safarkiisa la filayaa beri oo sabti ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here