DegDeg: Madaxwayne Farmaajo iyo Wafdi uu hogaaminaayo oo goordhawayd gaaray Gaalkacyo.

 Madaxwayne farmaajo iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo goor dhow gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.

Madaxweynaha iyo Wafdigiisa ayaa si diiran waxaa ugu soo dhaweeyay Mas’uuliyiin iyo boqolaal ka mid ah shacabka ku nool magaaladaasi.

Madaxweynaha ayaa la kulmi doona Mas’uuliyiinta Galmudug, waxgaradka deegaanada Maamulkaasi iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Dhanka kale Madaxweynaha ayaa sidoo kale la filyaa in uu booqdo magaalooyinka Cadaado, Dhuusamareeb iyo deegaano kale oo ka tirsan Galmudug.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here