Madaxweyne Farmaajo oo baaq Muhiim ah u jeediyey Galmudug iyo Ahlu sunna

Madaxweynaha Jamhuuriyada federalka soomaaliya Maxamed c/llaahi farmaajo ayaa dhinacyada galmudug iyo ahlu sunna ugu baaqay in nabada deegnada ay ka arimiyaan ay ka shaqeeyaan islamarkaana waxa uu faray wax walbo oo lagu heshiiyo in ay dhaqan geliyaan .

Maxamed c/llaahi farmaajo ayaa waxa uu xusay nabadeynta galmudug iyo dib u heshiisiinta galmudug iyo ahlu-sunna in badan in ay udub dhaxaad u tahay dhaqan gelintooda shacabka ku dhaqan deegaanadaasi.

Sidoo kale farmaajo waxa uu ku nuux nuuxsada in ahlu-suna waljamaaca ay door weyn ka qaadan karto nabadeynta deenada ay ka arimiso isla markaana hadii loo midoobo ladagaalanka al-shabaab laga saari karo guud ahaan deegnada iyo golada dalka ay kaga sugan yihiin .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here