Kismaayo Waxay U Baahan Tahay Badbaado “SAWIRRO”

Beesha kuumade oo kamida beelaha daga deegaanada jubaland ayaa magaaladda muqdisho isugu yimid kulan ay uga arinsanayaan xaaladda deegaanada jubaland iyo doorashooyinka madaxtinimo ee lagu wado in ay ka dhacdo deegaanadaasi

Waxaana kualanka isugu yimid Waxgaradka beesha culumaa udiin siyaasiyiin gudoomiyaha xisbiga xiis Cabdullahi xirsi cilmooge oo horey u aha wasiir ka tirsan xumaadihii dalka soo maray, haween iyo dhalinyaro.
Qaarkamida waxgaradkii kulanka kasooqeebgalay oo goobta kahadlay ayaa sheegay in uu maamulka sare ee jubaland kufashilmay howlihii loo igmaday ee deegaanada jubaland
Nabadoonada kullanka kasoo qeyb galaya ayaa xusay in wax yaabaha aan Munaasab ka aheyn ee kadhacay Jubbland ay kamid yihiin ‘
Xildhibaano baarlamanka Jubbland katirsan oo laga soo Tarxiilay deganada jubbland si aan sharciga wafaqsaneen na xilkoodi looga qaaday
Siyaasiyin laga soo Tarxiilay jubbalnd iyo suxufiyiin sidoo kale laga Tarxiilay jubbland waaana maamulka kaliya ee sameeyay Falka Noocasi ee kabaxsan Nidaamka dowladnimo sida aya sheegen odayasha dhaqanka
Gudoomiyaha xisbiga isbadal doonka soomaaliyed Ee (xiis) Abdulahi Ciilmooge Xersi oo kulanka sooxiray ayaa sheegay in ay jirto dhibaatooyin badan oo kataagan deegaanada jubalan isagoona sheegay in loo baahanyahay in wax laga qabto arimaha Amniga dib u xoreynta deeganada maqan ee shabaab gacantu kuhayaan iyo dib udhiska kaabayasha dhaqaalaha oo intuba xiligaan aan wax laga qaban mudadii uu xilka hayay madaxweynaha hada talada haya ee jubbland axmed madoobe islamarkaana uu kufashilmay hogaaminta maamulka jubbland xiligaana loobahan yahay isbadal kacurta degaanada jubbland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here