Dhaq dhaqaaqyo ciidan iyo Hub aruursi Oo laga Dareemaayo Qeybo ka mid ah Gobolka Sh/hoose

wararka soo baxayo maanta ayaa sheegaya in Dhaq dhaqaaqyo ciidan asaakay laga soo sheegaya deegaanno iyo dagmooyin dhaca gobolka shabeellada hoose oo shalay ciidamada dowladda ay la wareegeen.

Ciidamadii shalay la wareegay deegaananda Awdheegle,Mubaarack,deeganka Daarusalaam,Deegaanka Malable iyo tuulooyin hoostag degmada Qoryooley ee Gobolka Shabeelada Hoose ayaa la sheegay in xalay ay dib uga gurteen oo ay ka baxeen.

Alshabaab iyo ciidamada dowladda ayaana saakay dhaq dhaqaaqyo ciidan ka wada deegaannadii shalay howlgallada ay ka dhaceen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here