Daawo Muqaal:- Wafdi ka socda Dowladda Oo Gaaray Magaalada Kismaayo iyo Shir Weyne ka furmaya

| Sunday, Apr 17, 2016 |

Wafdi uu hogaaminayo Xoghayaha Joogtada ee wasaarada Arrimaha gudaha Prof Yaxye Cali ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo.

Wafdiga ayaa waxa ay ka koobnaayeen Masuuliyiin ka tirsan Wasaarada Arrimaha gudaha, Maamulka gobolka Banaadir, iyo masuuliyiin ka socday maamul goboleedyada Dalka.

Wafdiga waxaa garoonka diyaaradaha ee Magaalada Kismaayo ku soo dhaweeyay wasiirka arrimaha gudaha Maamulka Jubbaland Maxamed Warsame Darwiish iyo mas’uuliyiin kale.

Wafiga ayaa magaalada Kismaayo ugu qeyb galaya shir looga hadlaayo sidda ay u washaqeen karaan wasaaradda arrimaha gudaha iyo fedaraalka iyo wasaaradaha maamul goballeedyada dalka.

Hoos ka Daawo Sawirada:-

DSC_0384-1024x683DSC_0387-1024x683DSC_0388-1024x683DSC_0390-1024x683DSC_0395-1024x683DSC_0397-1024x683

Like it? Share it!

Leave A Response