Dhageyso:-Xildhibaano Ka Tirsan Barlamaanka Somalia Oo Guddoonka Barlamaanka U Gudbiyay Mooshin…

Ku dhawaad 100 xildhibaan oo ka tirsan barlamaanka Somalia ayaa mooshin ku aadan in xildhibaanada cusub lagu soo darro beelaha aan xubinimadda baarlamaanka aan ku laheyn.

Xildhibaan Maxamuud Macalin Yaxye oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo la hadlay Warbaahinta ayaa ka warbixiyay ujeedka ay ka leeyihiin Mooshinkaan.

Xildhibaanka ayaa sheegay in ay wadaan qorshe ay doonayaan in dib loogu soo daro beelaha Soomaaliyeed ee aan hada Xubin ku lahayn Baarlamaanka.

Waxa uu sidoo kale sheegay in ay doonayaan in beelaha xuquuqdooda horay loogu tuntay in si sharci ah hada loogu soo celiyay, lana saxo wixii qalad ah ee horay u dhacay.

Halkaan Hoose ka Dhageyso

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here