WARARKA MAANTA

CIYAARAHA

(Akhriso)Wasaaradda Amniga Oo War Ka Soo Saartay Qarixii Iyo Weerarkii Xalay...

Wasaaradda Amniga Xukuumadda Soomaaliya ayaa faah faahin guud ka bixisay qaraxyadii iyo weeraradii xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo khasaarihii ka dhashay. Afhayeenka Wasaaradda Amniga...

WARAR KALE

(Akhriso)Wasaaradda Amniga Oo War Ka Soo Saartay Qarixii Iyo Weerarkii Xalay Ka Dhacay Muqdish

Francisco Madeira “Ciidanka Somaliya Uma Diyaarsana in ay Amniga la Wareegaan”

Wakiilka gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Francisco Madeira, ayaa sheegay in Ciidamada Dowladda Soomaaliya aysan ku filneyn amniga Dalka Soomaaliya isaga oo...

Ciidamada AMISOM oo Askar Iyo Shacab ku Dilay Muqdisho.

Kadib markii qaraxyo iyo weerar toos ah xalay fiidkii ururka Al-shabaab ay ku soo qaadeen magaalada Muqdisho ayaa waxaa si aad ah loo adkeeyay...

Mid ka Mid ah Wariyaasha Ka Howlgala VOA-da Oo Muqdisho ku Geeryooday.

Allaha u naxariistee waxaa xalay saq dhexe magaalada Muqdisho ku geeryooday Wariye Axmed Xasan Colaad oo ka tirsanaa shaqaalaha Idaacadda Voice of America ee...

Wasiirka Amniga “Khasaaraha ugu badan Qaraxa Dorbin ayuu ka dhashay”.

Inta la xaqiijiyay 20 qof ayaa ku geeryooday tiro intaas ka badana way ku dhaawacmeen kadib weerar laba qarax watay oo Al-shabaab ay ku...

Eng. Yariisow oo Booqday Dhaawacyadii la Dhigay Cisbitaalada Muqdisho.

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa xalay saqdii dhexe ku booqday isbitaallada lagu dabiibayo dhaawacyadii ka dhashay...

Wararkii ugu danbeeyay Qaraxyada Muqdisho ka dhacay iyo Xaalad kacsan oo Caawo  ka taagan

Dhawaqa rasaas ayaa laga maqlayaa nawaaxiga Masaajidka Isbaheysiga Magaalada Muqdisho iyo agagaarka Xerada Dhagaxtuur ay degan yihiin ciidamo. Laba Qarax oo is xig xigay ayaa...

DegDeg:- Qarax Xoogan oo ka dhacay Muqdisho

Dhawaqa rasaas ayaa laga maqlayaa nawaaxiga Masaajidka Isbaheysiga Magaalada Muqdisho iyo agagaarka Xerada Dhagaxtuur ay degan yihiin ciidamo. Si cad looma oga in la weeraray...

Madaxweyne Waare oo ka deyriyay Biyo la’aanta Wabiga Shabeele

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare oo Dalka dib ugu soo laabtay, kaddib  safar shaqo Uu Ku tagay Jamhuuriyadda Jibuuti ayaa Ka warbixiyay...

Qaramadda Midoobay oo ka deyrisay abaaraha ku dhuftay Deegaanada Soomaaliland

Madaxa arimaha Bini`aadanimada ee Qaramada Midoobey oo dhawaan gaaray deegaanada Soomaaliland ayaa sheegay in dadkii uu ku arkay deegaanadii uu tagay ay ahaayeen dad...

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi oo Magacaabay Xil Cusub

Madaxwaynaha Maamulka Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Magacaabay xil aan Shaqeyn kaas oo la sheegay in uu ku raaligelinayay mid ka mid ah Beelaha...

Akhriso:- Wasaaradda Amniga Dawladda FS oo Sheegtay in ay baarayso Suuqyo lagu iibiyo dharka...

Afhayeenka Wasaaradda Amniga Soomaaliya Cabdi Casiis Cali Ibraahim Xildhibaan ayaa sheegay in Dharka ciidanka, Daawoyin iyo raashin intaba lagu iibiyo suuqyada Muqdisho ay baaritaano...